Browsing Category

Gorfeyn

9 posts

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa qormooyinka gorfeynta buugaagta, maqaallada iyo aflaanta aan ka helay, oo aan la jeclaystay akhristayaasha.

1

Fukuyama State Building: Governance and World Order in the Twenty-First Century

Fukuyama waxa uu hal-abuuray erey-bixinta dawlad-ahaansho “stateness” oo uu ula jeedo awoodda waxqabad ee nidaamka dawladda. Labadan dhinac oo dawlad-ahaanshaha ah ayuu tilmaamay: xoogga dawladda, oo ah in dawladdu ay shuruucda u dhaqangelin karto si hagaagsan oo daahfuran; iyo baaxadda dawladda, oo ka dhigan shaqooyinka tirada badan ee ay dawladdu isku dayayso in ay xaqiijiso.
1

Gorfeynta Buugga “Systemic Earthquake and the Struggle for World Order” – Ahmet Davutoglu

Buuggiisa 'Systemic Earthquake and the Struggle for World Order: Exclusive Populism Versus Inclusive Democracy' waxa uu ku lafa gurayaa sida uu u fashilay nimaadyada maamulk ee dawladdu udub-dhexaadka u tahay ee ka hirgalay dunida daafaheeda intii ka dambaysay heshiiskii Wesphalia (1648) ee ay sii xoojiyeen gumaysigii dawladaha reer galbeedka ee Afrika, Aasiya iyo qaaradihii cusbaa.

Buugaagtii Wehelkeyga ahaa Sanadkii 2020

"Marka aad jalleecdo bogagga buug xiiso leh, waxaa dhegahaaga soo gaaraya codka qof kale, laga yaabeen in uu yahay mid dunida ka xijaabtay 1,000 sano ka hor. In aad akhridaa buugaagta waxay ka dhigan tahay adigoo geeddi ku noqday waqtiga."