Ku soo dhawoow boggayga shakhsiga ah. Magacaygu waa Xasan Cabdi. Waxaan darajada labaad ee tacliinta sare ka haystaa Daraasaadka Afrika iyo Xiriirka Caalamiga. Waxaan ahay cilmi baare daneeya arrimaha dhaqaalaha siyaasiga, hannaanka maamulka dawladaha, iyo horumarka.
Waxaan uu ku dhashay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Waxaan ku soo barbaaray magaalada Muqdisho. Waxaan, sidoo kale, maaddooyin ka bixiyaa Kulliyadda Siyaasadda iyo Maamulka Guud ee Jaamacadda Muqdisho.
Mareegtan shakshiga ah (blog) ayaan ku soo bandhigaa buugaagta uu akhriyo iyo qormooyinka oo aan is leeyahay la wadaag bulshada.
Akhris wacan!
Qormooyinka ugu xiisaha badan
Halkan ka akhriso qormooyinka ugu xiisaha badan ee mareegtayda…