Sababta aadan Mar Danbe Gambaleelka Hurdada u Dib Dhigi Doonin!
Marka alarm-kaagu dhawaaqo, maskaxdaadu waxa ay u badan tahay in ay ku dhex jirto meertada REM, taas oo ah marxaladda u danbaysa ee…
Gorfaynta Buugga “Leadership: Six Studies in World Strategy” ee Henry Kissinger
Hoggaan la’aantu/xumadu waxa ay keentaa in ururada/hay’aduhu ay ka anbadaan yoolkoodii ama ay heehaabaan gudcur dhammaadkiisa ku soo…
Fukuyama State Building: Governance and World Order in the Twenty-First Century
Fukuyama waxa uu hal-abuuray erey-bixinta dawlad-ahaansho “stateness” oo uu ula jeedo awoodda waxqabad ee nidaamka dawladda. Labadan…
Gorfeynta Buugga “Systemic Earthquake and the Struggle for World Order” – Ahmet Davutoglu
Buuggiisa 'Systemic Earthquake and the Struggle for World Order: Exclusive Populism Versus Inclusive Democracy' waxa uu ku lafa…
Go’aannada 2021-ka iyo Waxyaabaha Tixgelinta Mudan
Ka dib markii u una soo maray sanad aad u adag oo aan la saadaalin karin, fikradda ah in la sameeyo go'aannada sannadka cusub ee…
Buugaagtii Wehelkeyga ahaa Sanadkii 2020
"Marka aad jalleecdo bogagga buug xiiso leh, waxaa dhegahaaga soo gaaraya codka qof kale, laga yaabeen in uu yahay mid dunida ka…
Gorfeynta Buugga Homo Deus – Qubanaha Taariikhda Berri ee Yuval Noah Harari
Sidee bay noqon doontaa mustaqbalka aadanaha? Homo Deus – Qubanaha Taariikhda Berri, waxa uu taariikhyahanka iyo qoraaga buugga…
Gorfeynta Buugga “Maps” ee Nuuraddiin Faarax
Maps waa sheeko ku saabsan siyaasadda damaca, dhulalka, xuduudaha, xuduudaha iyo himilooyinka dhul ballaarsiga. Sheekadu waxa ay…
Sapiens: Qubanaha Taariikhda Dadka ee Yuval N. Harari
Taxane aad u xiiso badan oo a billaabanaya asalka dadka kuna dhammaanaya mustaqbalka dadka iyo waxa ka danbeeya. Qoraaga buuggan,…
Xasan Cabdi waa akadeemi-yahan daneeya arrimaha horumarka bulshooyinka.